WAJAALE NEWS

DAAWO; Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Jawaab Adag ka Bixiyey Hadal Dhawaan ka Soo Yeedhay Badhasaabka Gabiley kuna Sifeeyay In Uu Yahay Masuul Siyaasada Iyo Af Somaligaba Socod Barad Ku Ah.

GABILEY(Wajaalenews) Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley ayaa shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen gabiley  kaga jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay badhasaabka gabiley mustafe cabdi ciishe (shiine) kuwasi oo uu xisbiga wadani ku eedeeyay in ay hortaagan yihiin ansixinta gobolnimada gabiley

hadaba Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ee gobolka Gabiley Xildhibaan Xasan Dhagjar iyo Gudoomiyaha garabka dhalinyarada  mr Shabeel  Ayaa  jawaab ka bixiyey  dushana uga tuuray eedo culus. iyo dhaliilaha dulhogonaya.

https://youtu.be/KzL5bEBvnTU

Exit mobile version