|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Jawaab Adag ka Bixiyey Hadal Dhawaan ka Soo Yeedhay Badhasaabka Gabiley kuna Sifeeyay In Uu Yahay Masuul Siyaasada Iyo Af Somaligaba Socod Barad Ku Ah.
January 2, 2016 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews) Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley ayaa shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen gabiley kaga jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay badhasaabka gabiley mustafe cabdi ciishe (shiine) kuwasi oo uu xisbiga wadani ku eedeeyay in ay hortaagan yihiin ansixinta gobolnimada gabiley hadaba Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ee gobolka Gabiley Xildhibaan Xasan Dhagjar iyo Gudoomiyaha garabka dhalinyarada mr Shabeel Ayaa jawaab ka bixiyey dushana uga tuuray eedo culus. iyo dhaliilaha dulhogonaya. https://youtu.be/KzL5bEBvnTU Related posts:DAAWO;-Xulka Gobolka Gabiley Uga Qaybgalaya Tartanka Gobolada Jsl Oo Loo Qabtay Munaasibad Sabootin ... DAAWO; fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama. Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Askari Lagu Diley Magaalada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|