WAJAALE NEWS

Siyaasiyiinta Somaaliya Oo Si Ka Duwan Aragtida Maamulka Farmaajo Uga Hadlay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta dawlada somaliya   xilal sare kasoo qabtay ayaa si ka duwan aragtida Maamulka Madaxwayne farmaajo uga hadlay Xuska 18may ee lasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland taasi oo dareeno kala duwan ku abuurtay shacabka Somaliland

Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Yuusuf garaad Cumar iyo wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Cabdikariim Guuleed soo noqday madaxwaynaha maamul goboleedyada somaliya

Labada siyaasi ayaa umada afka somaliga ku hadashay la wadaagay aragtida ay ka qabaan madaxbaanida Somaliland iyo tixgalinta ay u hayaan somaliya iyo Somaliland oo noqda laba dawladood si sharciya ku kala baxa

HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY ARAGTIDA LABADA SIYAASI;

Exit mobile version