|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Somaaliya Oo Si Ka Duwan Aragtida Maamulka Farmaajo Uga Hadlay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
May 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta dawlada somaliya xilal sare kasoo qabtay ayaa si ka duwan aragtida Maamulka Madaxwayne farmaajo uga hadlay Xuska 18may ee lasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland taasi oo dareeno kala duwan ku abuurtay shacabka Somaliland Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Yuusuf garaad Cumar iyo wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Cabdikariim Guuleed soo noqday madaxwaynaha maamul goboleedyada somaliya Labada siyaasi ayaa umada afka somaliga ku hadashay la wadaagay aragtida ay ka qabaan madaxbaanida Somaliland iyo tixgalinta ay u hayaan somaliya iyo Somaliland oo noqda laba dawladood si sharciya ku kala baxa HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY ARAGTIDA LABADA SIYAASI; Related posts:DAAWO ; Madaxweynaha JSL Oo Gurigiisa Ku booqday Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xanuun U Jiifay Mudooyinkii... Hogaamiyaha Ugu Sareeya Ururka Al Qaacida Oo Fariin Dardargalin Ah Hawlaha Dagaalka Ah Usoo Diray Xa... DAAWO;-fanaan Caanka Ah Gayiga Qoomiyada Oramada Cali Birri Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|