WAJAALE NEWS

Shirkada Human Care Diagnostic oo soo Bandhigtay qalab Cusub oo lagu baadhayo Cudurada ku dhaca uur ku jirta.Daawo sawiro

Hargeisa(Wajaalenews) Shirkada Human Care Diagnostic iyo Shirkada Mindray waxay tababar u qabteen 23 Dhakhaatiir oo Somailland oo ka kala socda Gobolada Dalka, Tababarkan oo ku saabsan Ultarasound-ka iyo Hanaanka loogu shaqeeyo ee Casriga ah (Practical and Theory) Tababarkani waxa uu socon doonaa Mudo laba cisho ah waxaana bixinaysa Maria Ellizabeth oo Khabiir xeel dheer ku ah Cilmiga Altarasound kuna soo dhex jirtay shaqadan muddo 27 Sano ah ugu horayn waxa meeshaasi ka hadlay Maamulaha Shirkada Human Care Diagnostic Md Cali Bashiir Maxamuud C/laahi waxa kale oo ka hadlay

Dr.Ciise oo ka socday wasarada caafimaadka Somaliland waxaanu ku dheeraaday  faa’iidada uu leeyahay qalabkan cusub ee shirkadu soo bandhigtay, Looguna talo galay in lagu baadho Dadweynaha gaar ahaan dhinaca caloosha iyo Uur ku jirta. Waxa kale oo isna halkaasi ka hadlay Malthew Wang oo ka socda Shirkada Mindray waxaanu soo bandhigay Faa’iidada uu leeyahay Qalabkan Cusub ee loogu talo galay baadhista dadweynaha, waxaanu sharaxaad ka bixiyay sida ugu wanagsan ee Qalabku u soo bandhigi karo xanuunada kala duwan ee haya

 

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version