BURCO(W,N)- Midkamid ah madaxdhaqameedka gobolka sanaag suldaan siciid ayaa ka hadlay dil fool xun oo habeenkii xalay ahayd ka dhacay deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag kaasi oo lagu dilay laba qof nin iyo qof dumar ah
Suldaanka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado cidkasta oo falkaasi qayb ka ahayd isagoo ka madaxdhaqameed ahaana balan qaaday in ay xukuumada la shaqayn doonaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/ECRgZ3ZXBoo