|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Siciid Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Fadhi Gaab Ee Gobolk Sanaag Iyo Fariinta Uu Xukuumada Udiray.
March 30, 2020 - Written by Editor:BURCO(W,N)- Midkamid ah madaxdhaqameedka gobolka sanaag suldaan siciid ayaa ka hadlay dil fool xun oo habeenkii xalay ahayd ka dhacay deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag kaasi oo lagu dilay laba qof nin iyo qof dumar ah Suldaanka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado cidkasta oo falkaasi qayb ka ahayd isagoo ka madaxdhaqameed ahaana balan qaaday in ay xukuumada la shaqayn doonaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/ECRgZ3ZXBoo
Related posts:Nuxurka Kulan Albaabadu U Xidhan Yihiin Oo Ay Hargeysa Ku Yeesheen Guddoomiyeyaasha Wakiilada Iyo Gu... SOMALILAND: Dheelliga Wasaarad Beellaysan Oo Dheg-xumo Barriinsatay Iyo Jaangoynta Masuuliyiin Lays... Khilaaf Ka Taagan Agaasimaha Guud Ee Maamulka Gobollada Iyo Degmooyinka Wasaaradda Arrimaha Gudaha S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|