WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha jsl Oo Ka Hadlay Muranka Cusub Ee Doorashada Iyo Heshiiskii Uu Lasoo Galay Itoobiya!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl oo uwaramayay tvga dawlada ayaa ka hadlay heshiiskii is afgarad ee Ay  wada gaadheen dawlada itoobiya dhawaaqa kazoo yeedhaya maamulka xasan sheikh

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa wax laga waydiiyay xeer uu maalintii shalay kusoo celiyay guurtida oo marun siyaasadeed ka abuuray dalka isagoo xisbiyada mucaaridka ku eedeeyay in ay iyagu wadaa rabashadaha abuuraya khilaafka doorashooyinka dalka.

HALKAN KAGA BOGO HORDHACA WARAYSIGAN MADAXWAYNAHA JSL;

Exit mobile version