|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha jsl Oo Ka Hadlay Muranka Cusub Ee Doorashada Iyo Heshiiskii Uu Lasoo Galay Itoobiya!
January 23, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl oo uwaramayay tvga dawlada ayaa ka hadlay heshiiskii is afgarad ee Ay wada gaadheen dawlada itoobiya dhawaaqa kazoo yeedhaya maamulka xasan sheikh Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa wax laga waydiiyay xeer uu maalintii shalay kusoo celiyay guurtida oo marun siyaasadeed ka abuuray dalka isagoo xisbiyada mucaaridka ku eedeeyay in ay iyagu wadaa rabashadaha abuuraya khilaafka doorashooyinka dalka. HALKAN KAGA BOGO HORDHACA WARAYSIGAN MADAXWAYNAHA JSL; Related posts:War Deg Dega: Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Muraaqibiintiisii Kala Baxay Xarunta Guddida Doorashada. DAAWO;-Bulshada Magaalada Tog Wajaale Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo ... Sul. Abshir Oo Cali Xaydh Ka Wada Dardar Galinta Dhismaha Jidka Turki Ee Isku Xidhaya Dhulka Buuraha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|