WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Maxamed Aadan Oo Sheegay In Uu Quraanka Ka Helay Caabuqa Coronavirus Iyo Qoomkii lagu Saliday.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Aadan oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland imaamna ka ah masaajidka Cali Mataan ee badhtamaha magaalada hargaysa ayaa sheegay in uu quraanka ka helay xanuunka coronavirus ee wakhtigan dunida faraha baas ku haya.

Sheekh Maxamed ayaa sheegay in wakhtigii Nabi Muuse NNKH lagu saliday Muuse Saamiri iyo Qoomkii uu haleeyay kaasi oo wakgtigaa keenay in cid isa salaanto qoomkaa lagu ibtileeyay oo macsiyadoodu badnayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version