“Waanu Ka Dagaalamaynaa Xaalada Ka Tagaan Berbera, Afarta Waddo Ee Ka Baxa Magaaladana Waxaanu Ku Jari Doonaa Gadiid!siyaasi Ramaax.
HARGAYSA(W,N) Siyaasi Maxamuud Cali Hayse ramaax xogaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xaalada ka jirta magaalada berbera oo u sheegay in lacagta laydhka masaajidada berbera laga ururinayo goobaha lagu cibaadaysto
Siyaasi ramaax ayaa sheegay in xaalada berberi ku sugan tahay xiligan ay tahay mid mudan in laga dagaalamo
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;
https://youtu.be/5ZkRhxpkVYA