|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Sheegay In Xaalada Berbera Ka Jirta Xiligan Ay Tahay Mid La Dagaalamo.
May 28, 2019 - Written by Editor:“Waanu Ka Dagaalamaynaa Xaalada Ka Tagaan Berbera, Afarta Waddo Ee Ka Baxa Magaaladana Waxaanu Ku Jari Doonaa Gadiid!siyaasi Ramaax. HARGAYSA(W,N) Siyaasi Maxamuud Cali Hayse ramaax xogaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xaalada ka jirta magaalada berbera oo u sheegay in lacagta laydhka masaajidada berbera laga ururinayo goobaha lagu cibaadaysto Siyaasi ramaax ayaa sheegay in xaalada berberi ku sugan tahay xiligan ay tahay mid mudan in laga dagaalamo Halkan ka daawo muuqaalka warkan; https://youtu.be/5ZkRhxpkVYA Related posts:Shirkada Diyaaradaha Ee Flydubai Oo Dalbatay 225 Diyaaradood Nooca Boeing 737 MAX Oo ku Kacaya Adduu... ''Markii Afar Isku Reer Yihiin Madaxweyuhu Iga Xidhay Wakhtigii Doorashada, Ana Waxa Laygu Yidhi Wax... Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Xukuumadda ku Badhi furtay Shirkii Turkiga iyo Jamaal Caydiid oo ay Sa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|