|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Maxamed Aadan Oo Sheegay In Uu Quraanka Ka Helay Caabuqa Coronavirus Iyo Qoomkii lagu Saliday.
March 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Aadan oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland imaamna ka ah masaajidka Cali Mataan ee badhtamaha magaalada hargaysa ayaa sheegay in uu quraanka ka helay xanuunka coronavirus ee wakhtigan dunida faraha baas ku haya. Sheekh Maxamed ayaa sheegay in wakhtigii Nabi Muuse NNKH lagu saliday Muuse Saamiri iyo Qoomkii uu haleeyay kaasi oo wakgtigaa keenay in cid isa salaanto qoomkaa lagu ibtileeyay oo macsiyadoodu badnayd HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Deeq Dhar Iyo Agabka Dhaxanta Uqaybisay Dadka Ku Dhaqan Kaa... Daawo: Maamulka Dawlada Hoose EE Gabiley oo maanta Fuliyay Hawlgal ay ku banaynayaan wadooyinka maga... Sheekh Aadan Siiro oo Xukuumada ku Taliyay in Xilka laga Qaado Masuuliyiin Wadamada Jaarka ahi ka Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|