WAJAALE NEWS

DAAWO;-Quraan Akhris Lagaga Hortago Khatarta Covid19 Oo Lagu Qabtay Qaar Ka Mida Masaajidada Boorama,

BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah masajidada magaalada boorama ayaa  lagu qabtay quraan akhris lagaga hortagayo xanuunka sida badan dunida usaameeyeen ee Coronavirus.

Waxaana quraan akhriskan iyo alle bariga lagu qabtay magaalada boorama ka hadlay midkamid culimadii soo qaban qaabisay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version