WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Roobab Duufaano Wato Oo Kusoo Waajahan Dalka Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka faysal cali sheikh ayaa ka hadlay roobab duufaano wata oo ksoo aadan xeebaha Somaliland kuwaasi oo soo gaadhaya ilaa gobolada aan bada lahayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version