|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Roobab Duufaano Wato Oo Kusoo Waajahan Dalka Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka.
November 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka faysal cali sheikh ayaa ka hadlay roobab duufaano wata oo ksoo aadan xeebaha Somaliland kuwaasi oo soo gaadhaya ilaa gobolada aan bada lahayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|