HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee Gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) ayaa ka hadlay xaalada guud ee xanuunka covid19 iyo sida ay wali ku wadaan wacyigalintiisa
Sidoo kale Xoghayaha ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in Maamulka Cisbitaalka Burco iibiyeen qalabkii Oxgenta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;