WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxweynaha Jsl iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Wada Jira Uga Hadlay Qodobo Xasaasiya.

HARGAYSA(W,N)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Labada Gudoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo si wada jira Saxaafadda Ula Hadlay ayaa ka hadlay Saddex Qodob oo Muhiima.

Fariinta Bulshada Somaliland ee COID 19

Deynta Baanka Adduunku ka Daayey dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya iyo

Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka Qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version