|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxweynaha Jsl iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Wada Jira Uga Hadlay Qodobo Xasaasiya.
March 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Labada Gudoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo si wada jira Saxaafadda Ula Hadlay ayaa ka hadlay Saddex Qodob oo Muhiima. Fariinta Bulshada Somaliland ee COID 19 Deynta Baanka Adduunku ka Daayey dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya iyo Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka Qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibbaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Si Adag uga Soo Horjeestay Saldhiga Milatari ee Im... Ururka Hablaha Dhalinyarta Hanaqaad Ee Gabiley Oo Xaflad Soo Dhawayna Iyo Sabootina U Qabtay Wasiira... Xukuumada Somaliland Xabsiga Utaxaabtay Wariye Cabdirashiid Cabdiwahaab Iyo Ururka Solja Oo War Kaso... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|