HARGASYA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmarka) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland Ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha Somaliland ku jooga gobolka awdal iyo kulamo uu la yeeshay madaxda dhaqanka
Sidoo kale Siyaasi Rashiid ayaa madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyay in uu dhamaystiro gobolnimada gabiley oo uu sheegay in ay badan sodoh ahayd isagoo shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay xisaabtamaan oo aan maanta madaxwaynuhu lasoo dhaafin ku dhawaaqista dhamaystirka gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;