Saaxil(w,n)-maamulka gobola saaxil ayaa waxba kama jiraan ku tilaamay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada kuwaasi oo lagu sheegay in qof xanuunka coronvirus qaba laga helay gobolka saaxil
Sidoo kale maamulka gobolka saaxil ayaa xabsiga utaxaabay qaarkamid ah dadkii faafiyay wararkan been abuurka oo bulshada gobolka shaki galiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;