HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha madaxtooyada Somaliland iyo gudoomiyaha baanka dhexe ee jsl ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu uburburinayso dhismihii ay dhawaan ka dhistay fagaaraha lagu nasto ee khayriyada
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa jawaab ka bixiyay wararka sheegaya in xukuumadu baanka kazoo horjeeda khayrida in ay ka iibisay ganacsato.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;