WAJAALE NEWS

“Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Ama Taajka Boqortooyada Habar Awal, Waan Soo Dhawaynayaa Shirka Samo Talis”Suldaan Xasan.

BURCO(W,N)-Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal  Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa soo dhaweeyay qodobada kasoo baxay shirkii Samo Talis ee beelaha Habar jeclo Iyo Garxajis oo maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada burco.

Sidoo kale suldaan xasan ayaa sheegay in aanu shirku ahayn shir laba beelood ah balse uu ahaa shir qaran go,aamada kasoo baxayna ay sidaa ku qaateen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version