WAJAALE NEWS

DAAWO;-Beelihii Gobolka Salel Ee Khilaafkooda Xukuumadu Go,Aanada Kasoo Saaryay Oo Bilaabay fulinta Waxyaabihii Lagu Heshiiyay!

SALEL(W,N)- Gudi madaxwayne biixi u magacaabay soo af jarida colaad laba beelood ku dhex martay deegaano ka tirsan gobolka salel oo bilaabay fulinti heshiiskii laga gaadhay murankooda.

Odoyaal  kala socda labad beelood ee murankooda laga gaadhay heshiis iyo maamul  degmada lughaya ayaamaanta si rasmi u bilaabay sidii ay ula kala wareegi lahaayeen wixii loo kala xukumay oo ay beero qodani kamid yihiin iyagoo kala xadaysayna dhulkii loo kala qaybiyay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version