Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo wafti balaadhan oo wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirada wasaaradaha Biyo, Maaliyada iyo maamulka gobolka Togdheer ayaa waxa ay maanta kormeer ku soo mareen Cisbitaalka way nee magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka