CANADA(W,N)-Fanaanada Reer Somailand ee ku Dhaqan Dalka Canada Marwo Shamis Qardo Jeex ayaa bogaadiysay heshiiskii arimaha doorashada ay ee wada gaadheen xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumadu taasi oo ay sheegtay in ay guul utahay qaranka somaliland
Sidoo kale shamis qardo jeex ayaa madaxda xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ugu baaqay in ay umidoobaan cadowga somaliland iyo sidii maxkamad loo soo taagi lahaa hadhaagiii siyaad bare ee xasuuqa ugaystay shacabka
Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;