Shamis Qardo Jeex Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka,Kuna Baaqay In Loo Midoobo Cadowga Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shamis Qardo Jeex Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka,Kuna Baaqay In Loo Midoobo Cadowga Jsl.
February 28, 2020 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Fanaanada Reer Somailand ee ku Dhaqan Dalka Canada Marwo Shamis Qardo Jeex ayaa bogaadiysay heshiiskii arimaha doorashada ay ee wada gaadheen xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumadu taasi oo ay sheegtay in ay guul utahay qaranka somaliland

Sidoo kale shamis qardo jeex ayaa madaxda xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ugu baaqay in ay umidoobaan cadowga somaliland iyo sidii maxkamad loo soo taagi lahaa hadhaagiii siyaad bare  ee xasuuqa ugaystay shacabka

 Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;

 

COMMENTS
LINKS