WAJAALE NEWS

Dowlada Iran ayaa sheegtay inay dhameystirtay barnaamij internetka isha ku haynaya gaar ahaan barta Facebook oo ay dadka ku wada xariiraan.

Dowlada Iran ayaa sheegtay inay dhameystirtay barnaamij internetka isha ku haynaya gaar ahaan barta Facebook oo ay dadka ku wada xariiraan.
Iran-Internet-740x416

Xukuumada Iran ayaa sheegtay in hada ay xabsiga dhigtay dad ay ku eedaysay inay Internetka ku faafinayeen qoraal anshax xumo ah oo ka horimaanaya nidaamka dowlada Islaamiga ah ee Iran, waxaana hada si gaar ah isha loogu hayaa 8 milyan Facebook Profile oo laga leeyahay dalka Iran, waxaa warkan shaaciyey Warbaahinta dowlada Iran.

Advertisements

Iran ayaa horey internetka xayiraad u saartay websiteyada dadka kuwada xariiraan gaar ahaan Facebook, Twitter iyo Youtube, balse Iraniyiinta ayaa inta badan hab kale u booqda websiteyadaa iyagoo adeegsanaya farsamooyin kala duwan.

Exit mobile version