HARGAYSA(W,N)- Gudida fulinta xisbiga ucid ayaa maanta shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen xoghayihii arimaha gudaha ee xisbiga maxamuud cali hayste ramaax kaasi oo ay ku eedeeyeen in uu jabiyay xeerarka xisbiga
Hadaba maxaa keenay xilka qaadista xoghayaha arimaha gudaha?
Prof cabdi Cali Jaamac ayaa falanqayn iyo lafo gur ku sameeyay sobobta xilka looga qaaday xoghaye ramaax iyo sharciyada loo adeegsaday
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;