KHATUUM(W,N)Taliyihii inqilaabka talada kaga tuuray madaxwaynihii dalka suudaan cumar al bashiir ayaa iscasilay kadib mariiay dagi waayeen mudo haraadadii ay ay shacabka suudaan wadeen.
Sidoo kale tlada dalka suudaan ayaa waxaa xiligan la wareegay xaalada dalka suudaan ayaa wali kacsan waxaana goobaha qaar ka socdo mudo haraado baahsan,
HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;