Wasiirka maaliyada wasiir kuxigeenka dawladaha hoose, afhayeenka madaxwaynaha jsl iyo masuuliyiin kale, maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa shacabka reer gabiley ala qaybgalay munaasibada tukashada salaada ciidul fidriga halkaasi oo ay shacabka kala hadleen.
Masuuliyiin Katirsan Xukuumada jsl oo Shacabka Reer Gabiley kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga.
