WAJAALE NEWS

Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Boorama Kala Qaybgalay Isku Soo Bax Balaadhan Oo Ay Awoodoodu Kusoo Bandhigeen

BOORAMA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani oo uu weheliyo musharax kuxigeenku iyo masuuliyiin kale oo xisbiga waddani katirsan ayaa kala qaybgalay kumanaan qof reer boorama oo iskugu soo baxay khayriyada magaalada boorama kuwaasi oo muujiyay awdooda xisbiga ku leeyahay awdal.

Exit mobile version