|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Boorama Kala Qaybgalay Isku Soo Bax Balaadhan Oo Ay Awoodoodu Kusoo Bandhigeen
October 27, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani oo uu weheliyo musharax kuxigeenku iyo masuuliyiin kale oo xisbiga waddani katirsan ayaa kala qaybgalay kumanaan qof reer boorama oo iskugu soo baxay khayriyada magaalada boorama kuwaasi oo muujiyay awdooda xisbiga ku leeyahay awdal.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|