Ciidamada Booliska JSL gaar ahaan Qaybta Gobolka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Xuseen Axmed Cali kaasi oo ku eedaysan in muuqaal ka duubay ilmayar isagoo aflagaado , tahdiid iyo cay laf jaba u gaystay , kadib muuqaalkiina baraha bulshada ku faafiyay.
Eedaysanaha waxa degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka .
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.