Maxaa Keenay Xil Ka Qaadista Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga UCID? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Keenay Xil Ka Qaadista Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga UCID?
February 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudida fulinta xisbiga ucid ayaa maanta shaaciyay in ay xilkii ka qaadeen xoghayihii arimaha gudaha ee xisbiga maxamuud cali hayste ramaax kaasi oo ay ku eedeeyeen in uu jabiyay xeerarka xisbiga

Hadaba maxaa keenay xilka qaadista xoghayaha arimaha gudaha?

Prof cabdi Cali Jaamac ayaa falanqayn iyo lafo gur ku sameeyay sobobta xilka looga qaaday xoghaye ramaax iyo sharciyada loo adeegsaday

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS