HARGAYSA(W,N)- Wararka laga helayo wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegya in Dagaal gacan ka Hadal ahi goor dhaweyd La sheegay in uu dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi kuwaasi oo markii danbe ay soo kala dhex galeen Ciidamada amaanka kuwaasi oo wakhtigan gacanta ku haya manaaka wasaarada warfaafinta.
Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf cakirani ka dhexeyey wasiirka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi , taas oo sababtey in saxeex-yada qaar ka joojiyo agaasimaha…..
WIXII KASOO KORDHA DAGAALKA WASIIRKA IYO AGAASIMAHA GUUD KALA SOCO WARARKEENA DANE