Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Wasiirka Warfaafinta Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Wasiirka Warfaafinta Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada+Sobobta!
February 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wararka laga helayo wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegya in Dagaal gacan ka Hadal ahi  goor dhaweyd La sheegay in uu dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi kuwaasi oo markii danbe ay soo kala dhex galeen Ciidamada amaanka kuwaasi oo wakhtigan  gacanta ku haya manaaka wasaarada warfaafinta.

Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf cakirani ka dhexeyey wasiirka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi , taas oo sababtey in saxeex-yada qaar ka joojiyo agaasimaha…..

WIXII KASOO KORDHA DAGAALKA WASIIRKA IYO AGAASIMAHA GUUD KALA SOCO WARARKEENA DANE

 

 

 

COMMENTS
LINKS