WAJAALE NEWS

Daawo: Xildhibaan Buubaa oo Golaha Wakiilada Ka Difaacay Inay Caqabad Ku Yihiin Qabsoomida Doorashooyinka

Hargeysa (WJN) –Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu golahooda ka difaacay inay caqabad ku yihiin qabsoomida doorashooyinka Somaliland, isagoona sheegay in muranku yahay Xisbiyada qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Exit mobile version