Daawo: Xildhibaan Buubaa oo Golaha Wakiilada Ka Difaacay Inay Caqabad Ku Yihiin Qabsoomida Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaan Buubaa oo Golaha Wakiilada Ka Difaacay Inay Caqabad Ku Yihiin Qabsoomida Doorashooyinka
February 3, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) –Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu golahooda ka difaacay inay caqabad ku yihiin qabsoomida doorashooyinka Somaliland, isagoona sheegay in muranku yahay Xisbiyada qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS