WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Tog Wajaale, Kana Hadlay Dhul Dugsi Waxbarasho Leeyahay Oo Muran Ka Taagan Yahay.

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirka wasarada waxbarshada Somaliland wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale isagoo kormeer kusoo maray qaarkamid ah dugsiyaga waxbrasho ee magaalada tog wajaale.

Sidoo kale wasiirka waxbarshada ayaa ka hadlay dhul dugsi waxbarasho leeyahay oo maxkamada gabiley uxukuntay dad shacabka sheegayna in ay racfaan ka qaadanayaan ka wasaarad ahaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version