|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Tog Wajaale, Kana Hadlay Dhul Dugsi Waxbarasho Leeyahay Oo Muran Ka Taagan Yahay.
February 17, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirka wasarada waxbarshada Somaliland wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale isagoo kormeer kusoo maray qaarkamid ah dugsiyaga waxbrasho ee magaalada tog wajaale. Sidoo kale wasiirka waxbarshada ayaa ka hadlay dhul dugsi waxbarasho leeyahay oo maxkamada gabiley uxukuntay dad shacabka sheegayna in ay racfaan ka qaadanayaan ka wasaarad ahaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Beesha Xildhibaan Kijaandhe Oo Ka Hadlay Xaalada Wiilkii Banjarlaha Ahaa Ee Xildhibaanka Iyo ... Daawo: Nuxurka Khudbad Murashax Cirro Ka Jeediyey Munaasibad Waddani U Qabtay Dhallinyaro Ku Soo Bii... Daawo:Xildhibaano Ka Socda Dalka Sweden Iyo Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalkaas Oo Saaka Gaadhay M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|