Gabiley (WJN)- Dowladda hoose degmada Gabiley oo kaashanaysa xafiiska Diwaanka Sakada ayaa waxaa ay maanta daah-furtay barnaamij lagu maalgelinayo Qoysas danyarta ah.
Daah-furka barnaamijkan oo lagu qabtay hoolka dawlada hoose ee Gabiley ayaa Qoysaskan la gudoonsiiyay halkii qoysba min 500 oo dolar oo loogu talagalay inay ku kaabaan Ganacsiyadooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/Qc6CcOldw_E