WAJAALE NEWS

Daawo: Garyaqaanka Guud Ee Qaran Somaliland oo Ka Hadley Xeerka Furashada Ururada Siyaasada oo Ay Gacanta Ku Hayaan

Hargeysa (WJN)- Garyaqaanka guud ee Qaran Somaliland Cabdisamad Cumar Maal ayaa waxaa uu markii ugu horeysay cadeeyay in xafiiskiisu gacanta ku hayo xeerka nidaamka furashada ururada siyaasada ee Madaxweynaha Somaliland dhawaan shaaciyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Exit mobile version