WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aabe 40 sano Ka Tirsanaa Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Ka Waramay Tacadi Iyo Cunsuriyad Uu Maayarku Kula Kacay!

BOORAMA(W,N)-Aabe Maxamed Cabdi xaashi(Diini) oo mudo dheer ka tirsanaa shaqaalaha dawlada hoose ee boorama ayaa ka waramay dhacdo murugo leh iyo cunsuriyad uu kula kacay maayarka magaalada boorama saleebaan xasan  xadi.

Aabahan dhibanaha ay ayaa sheegay in uu musharkiisii ka gooyay islamarkaana uu xidhay

Maxamed xaashi ayaa shacabka reer boorama ka dalbaday  in ay gurmad ufidiyaan isagoo sheegay in uu ku cunsuriyadeeyay qabiil ahaan iyo mareexaan ayaad tahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUWAADINKAN DHIBANAHA AH OO KA WARAMAYA SIDII MAAYARKA ULA DHAQMAY;

Exit mobile version