WAJAALE NEWS

Daawo: Dab Xoogan oo Ka Kacay Dooxada Oodagooye Ee Magaalada Laascanood

Laascaanood (WJN)- Waxaa uu maanta dab xoogani ka kacay dooxada Oodagooye oo ka tirsan magalada Laascaanood, waxaana dabkan ka kacay deegankaasi uu socday mudo saacado ah waxaana bakhtiinta dabkaasi ka qayb qaatay dadweynaha deegaankaasi, iyadoona ay islamarkiiba ay goobta soo gaadheen Ciidamada dab-demiska ee gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka warka

Exit mobile version