WAJAALE NEWS

Qaarkamida Dadwaynaha Magaalada Tog Wajaale Oo Ka Hadlay Xadhiga Siyaasi Ramaax Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.

TOG WAJAALE(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee magaalada tog wajaale iyo qaarkamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga siyaasi maxamuud cli hayste ramaax oo mudo ku xidhan magaalada.

Shacabka reer wajaale ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu si deg deg ah xoriyadiisa ugu soo celiyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version