HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta ka qaybgalay xuska sanad guuradii 25aad ee aas aaska ciidanka booliska Somaliland
Madaxway biixi ayaa si qotodheer ugu hadlay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen ciidamada booliska Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;