WAJAALE NEWS

Suldaan Cade gude Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cade Gude ooo ah gudoomiyaha Gudida beelaha garxajis ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib markii uu kazoo noqday safar uu mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa

Soo dhawaynta suldaan cade gude ayaa waxaa k qaybgalay xildhibaano siyaasiyiin iy kumanaan dadwayne ah.

 

Exit mobile version