Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani oo ay hor kacayaan gudoomiye Cabdiraxmaan cirro iyo, gudoomiye ku xigeenkiisu.
Kulankaasi oo madaxweynuhu u fidiyey masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayey ujeedadiisu ahayd sidii laysugu laab xaadhan lahaa xanaftii iyo ololihii dhexmaray xisbiyada wakhtigii lagu jiray ololaha doorashada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka