HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(Sheekhul Axmar) Oo Kamid ah Siyaasiyiinta Somaliland Ee Badi Ka Faalooda Xaalada Siyaasadeed Ee Geeska Iyo Arimaha Carabta Ayaa ka hadlay Dilkii Generalkii Reer Iiraan Qasum Sulaybaani Iyo Xiisada ka Dhalatay Isagoo Dilkaa Maraykanku fuliyay Tilmaamay Mid Gardaro ah.
Sidoo kale Siyaasi Rashiid Ayaa ka Hadlay Saamaynta ay Somaliland ku keeni karto shirkada dalka sucuudiga ka dhacay Ee Iskaashiga Wadamada kulaala Bada cas iyo gacanka cadmeed oo somaliya goob joog ka ahayd balse jamhuuriyada somaliland oo dalka ugu xuduuda dheer ah biyaha bada cas,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;